xiisaan
(m.l) (-nno, m.dh)Cad maro ah oo dhuuban oo askartii hore dhexda ku xiran jireen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisaan ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg