ximir
(m.l)1. Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada. 2. Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah. 3. Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ximir ↴
axal [m.l]
Xilliyada dayrta mid ka ah oo u dhexeysa ximirka iyo xayska.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg