xirgi
(m.l)

Garaad; caqli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirgi

xir [m.l] (-rar, m.l)
Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn.

xir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid. 2. Cid xabsi gelin. 3. Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg