xiriirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiriirsan

astaajir [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rro, m.dh)
Awr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.

dabaxiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.

qarri [m.l] (-iyo, m.dh)
Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.

tax [m.l]
Wax iniino ah oo la taxay ama wax xiriirsan (xoolo ama dad).

xiriirsanaan [m.f.dh]
eeg xiriirsan. ld xiriir-sanaansho.

xiriirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xiriirsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg