xirsixir
(m.l)

ld xirsixirid.

xirsixir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirsixir

nabaaddiinaxir [m.l]
(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

xirsixiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.

xirsixirid [m.f.dh]
eeg xirsixir². ld xirsixir¹.

xirsixirnaan [m.f.dh]
eeg xirsixiran. ld xirsixir-naansho.

xirsixirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xirsixirnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg