xisaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaaban ↴
xisaabnaan [m.f.dh]
eeg xisaaban. ld xisaab-naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
xisaabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld xisaaban.
xisaab [m.dh]
1. Wax inta tiradoodu la egtahay. 2. Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa. 3. Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.
xisaab [m.dh]
(xis.)1. Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo qeexidda ereyga. 2. Barashada sida ratibaa-dyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaar-siiyo. 3. Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan. 4. Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkas-too qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.
xisaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax tirin. 2. Garsoor samayn (Ilaah).