xiskin
(m.dh)

1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.

xiskin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiskin

xigsin [m.dh]
ld xiskin¹.

xigsin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
ld xiskin².

xiskimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi.

xiskimid [m.f.dh]
eeg xiskin². ld xigsimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg