xisti
(m.l)Sharci bulsho meel ku wada nool u degsan oo aan qornayn. ld xisdi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisti ↴
qaanso [m.dh] (-ooyin, m.l)
(xis.) Qayb ka mid ah xood is-haysta. Haddii meeriska goobo ama xoodad kale oo oodan loo qaybiyo labaqaybood oo aan isle'ekeyn, labada qaanso midda dheer waa qaanso weyn, midda gaabanna waa qaanso yar. Labadooda waxa ay sammeeyaan lammaane qaansooyin oo xisti ah.
curfi [m.l] (-iyo, m.dh)
Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.
xis [m.l]
Dareen; miyir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg