xoldhan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la xoldhay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoldhan ↴
qabaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo. 2. Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.
xoldhanaan [m.f.dh]
eeg xoldhan. ld xoldhanaansho.
xoldhanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xoldhanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg