xoolee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

1. Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo. 2. Cid xoolo u uruurin. 3. Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoolee

aglool [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.

asal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.

xoolayn [m.f.dh]
eeg xoolee.

xoolaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xooleeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg