xorgogid
(m.f.dh)eeg xorgog².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xorgogid ↴
xorgog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.
xorgog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Nafley caatoobid. 2. Wax si ba'an ugu dhegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg