xorriyad
(m.dh)Madaxbannaani. ld xorriyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xorriyad ↴
gumeysi [m.l]
1. Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2. ld gumeysasho.
istiqlaal [m.l]
Madax bannaani; xorriyad.
neef [m.dh]
(fiis.) Wejiga maatarka ee xoogagga isjiidashada ee u dhexeeya saxarrada walaxdu ka koobantahay uu yaryaryahay. Saxarradaasu waxay leeyihiin xorriyad dhadhaqaaq, sidaas awgeedna neefuhu ma laha qaab iyo mug go'an midna.
xorriyo [m.dh]
ld xorriyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg