xuubdhacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubdhacso ↴
xuubdhacsasho [m.f.dh]
eeg xuubdhacso. ld xuubdhacsad, xuubdhacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg