xuubdillaac
(m.l) (-bab ..., m.l, eerniya)(daaw.) Xubin jirka ka mid ah haddii ay ka baxdo meeshii ay caadi ahaan ku taalley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubdillaac ↴
xuubdillaacsad [m.l]
ld xuubdillaacsasho.
xuubdillaacsasho [m.f.dh]
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.
xuubdillaacsi [m.l]
ld xuubdillaacsasho.
xuubdillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xuub-ka sare iska siibid. 2. Qaabka sare beddelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg