xuubdillaacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Xuub-ka sare iska siibid. 2. Qaabka sare beddelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubdillaacso

xuubdillaacsasho [m.f.dh]
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg