xuudhee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-dheeyay, -dheysay)1. Socod aayar ah oo aan meel la tageyn socosho. 2. Isku x.: laba nafley isku dirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuudhee ↴
xuudhayn [m.f.dh]
eeg xuudhee. ld xuudheys.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg