yaar
(m.l)ld jaar(2). jaar
yaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaar ↴
yaardi [m.l] (-iyo, m.dh)
Halbeeg dhererka lagu cabbiro oo habka ingiriiska ah oo u dhigma 0.914 mitir (Meter).
yaare [m.l]
1. Xilli ka mid ah xilliyada sannadka
soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha
bari. 2. Dhaxanta roobku keeno.
yaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaar². yaar
jaar [m.l] (-rar, m.l)
1. Dad guryo isu dhaw deggan. 2. ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro. 3. Haruub; bire.
akhyaar [m.l]
Nin wax garad ah. ld ikhyaar.
aqyaar [m.l]
ld ikhyaar¹.
aqyaar [m.dh]
ld ikhyaar².
aqyaarayn [m.dh]
ld ikhyaarayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg