yalalaxo
(m.dh) (-ooyin, m.l)ld yalanyalxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalalaxo ↴
yalanyalxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.
hayras [m.l] (-syo, m.dh)
Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg