yaqiinso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

War iwm dhabnimadiisa hubsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaqiinso

yaqiinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaqiinso. ld yaqiinsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg