yas
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Cid wax liita ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yas ↴
saanyasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saanyo. ld saanyood.
yasid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yas.
yasir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
U y.: cid wax qabsoo-middiisa u sahlid.
yasirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yasir.
biyashub [m.l] (-byo, m.dh)
Meel dabiici ama dad sameeyey ah oo ay biyuhu si habeysan uga daataan.
biyashubad [m.l]
ld biyashubasho.
biyashuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
1. Meel ku wada shumbid. 2. Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.
biyashubasho [m.f.dh]
eeg biyashubo. ld biyashubad.
biyashubmid [m.f.dh]
eeg biyashuban.
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.