yaxuus
(m.l)Nin aad u gaboobay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaxuus ↴
yaxuusoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaxuusow.
yaxuusow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-soobay, -sowday)
Yaxuus noqosho (nin).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg