yeelaal
(m.l)

1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeelaal

yeelaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax samayn ama hindisid.

yeelaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelaali.

kays [m.l]
(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg