yididdiilo
(m.dh)Rajo; himilo. ld hididdiilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yididdiilo ↴
naallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad. 2. Yididdiilo wanaagsan.
hididdiilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo.
quuddarro [m.dh]
Rajo; yididdiilo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg