yuuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

1. Wax soo taagan ahaansho. 2. Wax taagan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuuban

yuubnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuban. ld yuubnaan-sho, yuucnaan, yuucnaansho.

yuucan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld yuuban.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg