afargees
(m.l) (-syo, m.dh)

Shaxan joometeri ah oo afar dhinac oo isle'eg leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afargees

laydi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin. 2. Nooc gogosha ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg