ilwaad
(m.dh)

Muuqaal quruxsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilwaad

ilwaadsad [m.l]
ld ilwaadsasho.

ilwaadsasho [m.f.dh]
eeg ilwaadso. ld il-waadsad, ilwaadsi.

ilwaadsi [m.l]
ld ilwaadsasho.

ilwaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid.

jinni [m.l]
1. Ilwaad; bilic. 2. (-iyo, m.dh) ld jin 1 (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg