keni
(m.l)

1. In door ah (waqti). 2. Niyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keni

keni-adag [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dkaa, -dkayd)
Wax qalbi adag ahaansho.

keni-adayg [m.l]
Qof go'aan adag leh. ld keni-adkaan.

keni-adkaan [m.f.dh]
eeg keni-adag. ld keni-adayg, keni-adkaansho.

keni-adkaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld keni-adkaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg