uud
(m.l)

Daaq; caws.

Hadhuudh*

Eeg Haruur.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uud

yaaquud [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah oo dhawr midab oo kala duwan u sii kala baxa.

haarguduud [m.dh]
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.

jaalabbuud [m.l]
Jaadadka doonyaha jaad ka mid ah.

naakhuude [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof markab ama dooni madax ka ah.

naakhuudee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U n.: Si cid loo khiyaamo wax aanad ahayn iska yeel-yeelid.

naakhuudeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naakhuudee.

yuxuud [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Y. ah: qof aad gabow u ah.

abuuddocan [m.dh]
ld abuuddoocan.

abuuddoocan [m.dh]
Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocan ee Yaman. ld abuuddocan.

u [m.dh]
(u') Xarafka labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga, waana shaqal.

u [(nax.)]
u²: Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c)qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d)qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”,“Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg