cashaysii Cid casho siin.
cashaysiin eeg cashaysii.
cashee eeg cashaysii.
cashi1 Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido. cashi2 Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid. cashibbax1 1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid. cashibbax2 Xoolo cashi ka bogsasho. cashibbixi Xoolo cashi ka daweyn.
cashibbixid eeg cashibbax². ld cashibbax¹ (2).
cashibbixin eeg cashibbixi. ld cashibbixis.
cashibbixis ld cashibbixin.
cashiiraysad ld cashiiraysasho.
cashiiraysasho eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
cashiiraysi ld cashiiraysasho.
cashiirayso Cid cashiiro ka dhigasho.
cashiiro Qaraabo.
cashin ld cashiyid.
cashiyid eeg cashi². ld cashin.
casho 1. Cunto habeenkii la cuno. 2. Maalin.
cashri Nafley tahliil ku firdhin.
cashrin eeg cashri. ld cashris.
cashris ld cashrin.
cashuur1 ld canshuur¹. cashuur2 ld canshuur². cashuuran ld canshuuran.
cashuurasho ld canshuurasho.
cashuurid ld canshuurid.
cashuurnaan ld canshuurnaan.
cashuurnaansho ld canshuurnaan.
cashuuro ld canshuuro.
page : 50 of 95
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>