xoolaley ld xooladhaqato.
xoolatir Qof cayr ka dhigid.
xoolatirid eeg xoolatir.
xoolatirsasho eeg xoolatirso. ld xoola-tirsi.
xoolatirsi ld xoolatirsasho.
xoolatirso Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.
xoolayn eeg xoolee.
xoolaysad ld xoolaysasho.
xoolaysan Wax la xooleeyey ahaansho.
xoolaysasho eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi.
xoolaysi ld xoolaysasho.
xoolaysnaan eeg xoolaysan. ld xoolays-naansho.
xoolaysnaansho ld xoolaysnaan.
xoolayso 1. (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid. 2. (f.mg) Xoolo yeelasho.
xoolee 1. Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo. 2. Cid xoolo u uruurin. 3. Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.
xoolo 1. Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari). 2. Hanti; maal.
xoolo-ogaa Qof ilaalinta xoolaha aad ugu feejigan. ld xoolo-ogaal.
xoolo-ogaal ld xoolo-ogaa.
xoolo-ogaalnimo ld xoolo-ogaannimo.
xoolo-ogaannimo Xoolo-ogaa ahaansho (qof). ld xoolo-ogaalnimo.
xoolohunnay Qof xoolaha marka uu raaco daayaca.
xoon1 1. Laxle. 2. Koox. xoon2 (c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya-waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur-ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan. xoon3 Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho. xoonsamid eeg xoonsan¹.
xoonsan1 Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho. xoonsan2 Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho. xoonsanaan eeg xoonsan². ld xoonsa-naansho.
xoonsanaansho ld xoonsanaan.
xoonshinniyeed Shinni fara badan oo meel ku wada nool.
page : 50 of 60
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>