ceydbixid eeg ceydbax².
ceydbixin eeg ceydbixi. ld ceydbixis.
ceydbixis ld ceydbixin.
ceydmid eeg ceydan¹.
ceydnaan eeg ceydan². ld ceydnaansho.
ceydnaansho ld ceydnaan.
ceyntaabad Geeddi dheer oo aan la nasan.
ceyntaari 1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
ceyntaarin eeg ceyntaari. ld ceyntaaris.
ceyntaaris ld ceyntaarin.
ceyri Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.
ceyrin eeg cayri. ld cayris.
ceyris ld cayrin.
ceyro Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.
ceyrsad ld cayrsasho.
ceyrsasho eeg cayrso. ld ceyrsad, ceyrsi.
ceyrsi ld cayrsasho.
ceyrso Wax ordaya tiigsasho.
ci1 Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan. ci2 1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid. cibaadeysad ld cibaadeysasho.
cibaadeysasho eeg cibaadeyso. ld cibaadeysad, cibaadeysi.
cibaadeysi ld cibaadeysasho.
cibaadeyso Qof, cibaado samaysasho.
cibaado Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.
cibaaro 1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.
cibro ld cibaaro.
cicin Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.
cid1 1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer. cid2 1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
page : 64 of 95
<< < 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 > >>