hadlid
(m.f.dh)eeg hadal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadlid ↴
wadahadlid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadahadal².
afkalaqaadid [m.dh]
1. Afkalaqaad. 2. Afka oo la kala qaado; hadlid.
afmaldahid [m.dh]
Af maldahan ku hadlid. ld afmaldihid.
afnaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Magac qof kale ku hadlid; afhayn. 2. Ku a.: qof, qof kale xurmad ka mudan si uusan jecleysan ugu warcelin; afceli.
beensheegid [m.dh]
Ku hadlidda qof hadal been ah ku hadlo. ld beensheeg (2).
booyaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay, -aami)
Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.
calwasaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².
cantalaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Qof hurdaya hadlid.
cantatab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².
carabiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.