hakasho
(m.f.dh)

eeg hako. ld hakad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hakasho

dhakasho [m.dh]
1. Dhuumashow. 2. ld dhakad. eeg dhako.

hakad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan. 2. Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha. 3. ld hakasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg