hakis
(m.l)

ld hakin.

hakis
(m.l)

(fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hakis

cadgo' [m.l]
Dhibaato hakisa dhaqdhaqaaqa; muruqgo'..

cadgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'..

hakin [m.f.dh]
eeg haki. ld hakis.

shakisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax shaki ku jiro ahaansho.

shakisnaan [m.f.dh]
eeg shakisan. ld shakis-naansho.

shakisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shakisnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg