hal-abuuris
(m.dh)

ld hal-abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hal-abuuris

hal-abuurid [m.f.dh]
eeg hal-abuur². ld hal-abuuris.

hal-abuur [m.l] (-rro, m.dh)
Curinta maansada.

hal-abuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Maanso curin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg