halaalac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.

halaalac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -lici)

Wax dhalaal badan bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaalac ↴

halaalicid [m.f.dh]
eeg halaalac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg