madax-xige
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

Miisaaniyadda dawladda iwm qaybta ay u sii kala baxdo mid ka mid ah oo la sii qaybshay middood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-xige

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg