madaxbannaan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho. 2. Haweeney aan nin lahayn ahaansho. 3. Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxbannaan

jabhad [m.l] (-do, m.l)
Qof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani

jabhad [m.dh] (-do, m.l)
1. Weji. 2. Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.

ammooniya [m.dh] (-mo, m.dh)
(kiim.) Neef midab laawe ah oo ur sindhiidha leh. Ammooniyadu aad ayay ugu milantaa biyaha (milanka dheregsan ee ammooniyada ah waxa ku jira, 36.9% oo ammoniya ah markuu heerkulku yahay 0° C.): milan-biyoodka ammoniya waa beys waxaana ku jira saami ammooniya ah oo madaxbannaano.

doorsoome-madaxbannaan [m.l] (-mayaal ..., m.l/dh)
(xis.) Isleeqta y = f(x), doorsoomaha la geshaha ah ee x.

federaali [m.l]
(siyaa.) Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya. ld federaal.

gobannimo [m.dh]
1. Gob ahaansho. 2. Xurriyad, madaxbannaan. 3. ld gobnim.

isle'eg-xigsiineed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(xis.) Xiriirka ka dhexeeya doorsoome madaxbannaan x, doorsoome ku xirane y, iyo mid ama wax ka badan ee diiraneyaal y ah oo loo eego x ama waa isle'eg ay ku jiraan diiraneyaal.

madaxbannaanaan [m.f.dh]
eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani.

madaxbannaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg