madaxbannaani
(m.dh)

ld madaxbannaanaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxbannaani

jabhad [m.l] (-do, m.l)
Qof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani

jabhad [m.dh] (-do, m.l)
1. Weji. 2. Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.

madaxbannaanaan [m.f.dh]
eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg