madaxbannaanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

1. Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho. 2. Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxbannaanow

madaxbannaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho. 2. Haweeney aan nin lahayn ahaansho. 3. Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg