madaxbuq
(m.dh)

(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxbuq

madaxbushi [m.l]
ld madaxbuq.

maskaxbuq [m.dh]
ld madaxbuq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg