madaxfurad
(m.l)

1. (-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay. 2. ld madaxfurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxfurad

madaxfurasho [m.f.dh]
eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg