madaxfurasho
(m.f.dh)

eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxfurasho

madaxfurad [m.l]
1. (-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay. 2. ld madaxfurasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg