madaxfuro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxfuro

madaxfurasho [m.f.dh]
eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg