madaxti
(m.dh)

ld madaxnimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxti

madaxnimo [m.dh]
Madax ahaansho (qof). ld madaxti, madaxtinnimo.

madaxtinnimo [m.dh]
ld madaxnimo.

madax [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.

madax [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg