gudbiyay 4 years ka hor

Waa afar udub oo labo la mudo labona la korsaaro mararka roobku da’ayo waxa laga dhexdhisaa aqal somaaliga dhexdiisa waxa uu u eg yahay ssariirta oo kale waxaana la saaraa ilmaha yar yar alaabta yaar wixii roobka lagala cabsado

Kudar Macne Dheeraad ah | Add additional Meaning

5 + 11 =