aabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)1. Cid qaddarin ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u habin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabee ↴
aabayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabee. aabee
jaabajaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
ld jaabee. jaabee
xaabee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Qoryo la shito ururin.
jaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee. jaabajaabee
baabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Weel caanood deebin.
alaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Guri, xafiis iwm alaabo dhigid.
culaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
ld culaabi.
dadaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
duud-dhadhaabeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya badda ama wabiga dushiisa, oo khatar ku ah bad maaxidda.