aaladeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aaladeysan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg