aammin
(m.l)

1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).

aammin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aammin

aammiinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminso. ld aamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi, aammiinsad.

aamminaad [m.dh]
ld aamminid.

aamminbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.

aamminbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminbax.

aammindarreysad [m.l]
ld aammindarreysasho.

aammindarreysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld aammindarreysad, aammindarreysi.

aammindarreysi [m.l]
ld aammindarreysasho.

aammindarreyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka aa.: cid ka aamminbixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg