aaradeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax aarad loo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aaradeysan

aaradeysnaan [m.f.dh]
eeg aaradeysan. ld aaradeysnaansho.

busaaradeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax busaarad hayso ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg